Cashirka 4aad Q.1aad - Sida Literature Review Loo Qoro - Ku Baro Cilmi Baaris Af Soomaali
Автор: MMuse Hassan
Загружено: 2018-02-05
Просмотров: 62123
Описание:
Waa Qaybta 1aad cashiro sedex ah oo ku saabsan sida loo qoro Literature Review. Qaybtaan waxaan ku baranaynaa concepts-ka aas'aaska u ah in aad qorto Literature Review. Qaybta 2aad waxaan ku baranaynaa qaababka ugu fudud ee aad ku qori karto Literature Review; Qaybta 3aadna waxaad daawan doontaan aniga oo gacantayda ku qoraya Literature Review. Cashirkaan wuxuu qayb ka yahay cashiradeenii taxanaha ahaa ee barashada cilmi baarista.
Hadii aad ka hesho cashirka, fadlan la wadaag asxaabtaada. Mahadsanid,
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: