WAREYSI Q2 FAHAD YAASIIN:Imaaraadka waxay Xasan Sheekh ula saaxiibeen inay Farmaajo kula dagaalamaan
Автор: Risaala TV
Загружено: 2025-03-08
Просмотров: 293680
Описание: Qeybtan labaad ee wareysiga wuxuu Fahad Yaasiin uga hadlaya Saameynta Imaaraadka ee Soomaaliya, xiriirka Madaxda Soomaalida iyo Imaaraadka, sida Xasan Sheekh, C/raxmaan Cirro, Siciid Deni iyo Axmed MADOOBE. wuxuu kaloo uga hadlaya qorshaha William Ruto ee Soomaalida iyo saameynta dagaalkii Raaskaambooni ka dhacay
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: