3 Qalad Oo Sariirta Kaa Burburinaya Adigoon Ogeyn (Qalad Rag Badan Sameeyaan)
Автор: KULAN CHANNEL
Загружено: 2026-02-10
Просмотров: 166
Описание:
📌 Barnaamijkan waxaan ku falanqeynaynaa sababaha ugu badan ee keena qancin-la’aanta xaaska iyo halka ay rag badani ku fashilmaan gogosha.
Saddex qodob oo muhiim ah ayaa si faahfaahsan looga hadlay:
1️⃣ Biyo-baxa degdegga ah – sababta uu u yimaado, sida uu u dhaawaco kalsoonida, iyo xalalka fudud ee lagu xakameeyo.
2️⃣ Degdeg sariirta adigoo jacayl aan dhisin – sida uu u xidho haweeneyda, u dhaawaco xiriirka, iyo waxa ninka lagaga baahan yahay.
3️⃣ Qarsiga dhibaatooyinka & ka xishoodka dhakhtarka – sababta raggu u aamusan yihiin, khatarta ay leedahay, iyo sida xal loo heli karo.
🎯 Kanaalkaan waxaan uga hadalnaa:
Wacyigelin ku saabsan nolosha qoyska
Psychology-ga xiriirka iyo guurka
Caadooyinka xun iyo sida looga gudbo
Dhibaatooyinka nolosha iyo xalalka
Isbeddelada nolosha ee ninka iyo xiriirka
💡 Ha iloobin:
Like haddii aad wax cusub ka baratay
Subscribe si aad ula socoto casharro cusub
Share saaxiibadaa si ay iyaguna uga faa’iidaystaan
#wacyigelin #Dhibaatooyincaadooyinka #psychology #selfimprovement #relationshipadvice #marriagepsychology
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: