Waxay ku dhalatay kuna barbaartay Muqdisho, marnaba kama tegin Soomaaliya
Автор: Diasmog
Загружено: 2025-04-05
Просмотров: 432
Описание:
"Waxay ku dhalatay kuna barbaartay Muqdisho, marnaba kama tegin Soomaaliya—laakiin luuqadda Ingiriisiga waxay ugu hadashaa sidii qof u dhashtay!🎓
Waa Raqiya Maxamuud Xasan oo ka tirsan ardayda iskuulka Caalamiga ah ee Daarusalaam - Xarunta Liido. Ka bogga warbixinta - sida waxbarashada iskuulka caalamiga ah ee Darusalaam ku garabsiiyay guushaan.
🌍IS DIIWAANGELLI HADDA! Diiwaangelinta sanaddugsiyeedka cusub way socotaa, xaqiiji booskaaga:
Liido: +252617605091 | KM4: +252771000052 | Darusalaam: +252614970296
#WaxbarashoHeerCaalami #Guul"
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: