Galka Baarista: Waa kuma Jehad Serwan Mostafa?
Автор: Awdalmedia Group Tv
Загружено: 2019-12-18
Просмотров: 20567
Описание: Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Jehad Serwan Mostafa oo ah muwaadin Mareykan ah oo ka tirsan Al-Shabaab islamarkaana xilal kala duwan kooxda ka qabtay. Dowladda Mareykanka ayaa dhowaan cusbooneysiisay abaal-marin 5 milyan oo dollar ah oo madaxiisa la dul dhigay. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: