TOOGASHO KALE || XAALADDII MINSOUTA OO FARAHA KA BAXDAY
Автор: Geedi Show
Загружено: 2026-01-15
Просмотров: 1323
Описание:
Waxaa maanta Habeenkii Arbacada askari federaal ah oo ka tirsan ICE ama hay’adaha federaalka Mareykanka nin ku toogtay lugta inta howlgallo ka socdeen woqooyiga Minneapolis, taasoo keentay mudaaharaadyo waaweyn iyo xiisad ka sii dartay magaalada oo wali ku cusub tahay falka dilka Renee Nicole Good toddobaadkii hore.
Markii uu dhaco toogashadu, boqolaal dadweyne ah ayaa ku soo uruuray goobta iyagoo wajahayay ciidamo xidhay jidka, isticmaalay qiiq iyo habab kale oo lagu kala eryo dadka bannaanbaxaya. Madaxweynaha degmada iyo saraakiisha booliisku waxay ku baaqeen in la kala tago, iyaga oo ku tilmaamay dhaqdhaqaaqyada qaar “aan sharci ahayn”.
Dhacdadan ayaa sii hurisay muranka ku saabsan hawlgallada socda ee hay’adaha federaalka, gaar ahaan kadib markii haweeney lagu magacaabi jiray Renee Nicole Good lagu dilay toogasho ay fuliyeen isla hay’adahan bil ka hor.
#Minneapolis #ICE #Federaal #Toogasho #Bannaanbax #ReneeGood #DagaalXAq #WararkaAdduunka #GeediShow #SoomaaliNews #Immigration #Minnesota #XorriyaddaHadalku
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: