Jawaab celin Sh Abdourahman Bashir ee Muuqaalkii Shalay ee Sawirka
Автор: Salaam Studio
Загружено: 2026-01-14
Просмотров: 4792
Описание:
Sheekhu Jawaab celin waafi ah iyo Cudur- daar Rasmi ah ayuu ka ka bixiyey Qaladkii sawirka Ai ga lagu farsameeyey ee uu shalay ka hadlay.
Aynu ku eekaano intaa, Cirdiga iyo sharafta sheekha iyo qoyskiisa denbiga laga galayna aynu ka Toobad keeno.
Qoraal raali gelin ah ayuu hore usoo geliyey pagekiisa , cawana mar 2aad ayuu soo duubay sheekhu muuqaalkan.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: