À Bruxelles, célébration pour la reconnaissance du Xeer Ciise comme patrimoine immatériel à l’UNESCO
Автор: DJIBOUTIAN NEWS LIBRE ( DNL )
Загружено: 2025-02-08
Просмотров: 778
Описание:
L’événement du 1er février 2025 à Bruxelles, marquant la reconnaissance du Xeer Ciise en tant que patrimoine immatériel de l’UNESCO, a eu l’honneur d’accueillir un invité officiel de prestige : Dr.Ali Moussa Iyeh.
Dr. Ali Moussa Iyeh, expert en patrimoine culturel et ancien responsable du programme UNESCO sur les savoirs locaux et les traditions orales, a honoré cette célébration de sa présence. Son intervention a souligné l’importance de la préservation du Xeer Ciise, un système ancestral de gouvernance et de résolution des conflits propre au peuple Ciise.
L’événement, organisé par les différents groupes issus des pays du Benelux, a réuni plus de 700 participants venus de toute l’Europe, mettant en lumière l’intérêt grandissant pour la transmission et la valorisation des traditions culturelles africaines.
Lors de son allocution, Ali Moussa Iyeh a insisté sur le rôle fondamental du Xeer Ciise dans la cohésion sociale et la justice traditionnelle, tout en appelant à des efforts continus pour assurer sa pérennité dans un monde en mutation.
------------------------------------------------------------
Munaasabaddii 1-da Febraayo 2025 ee ka dhacday Brussels, oo lagu xusayey aqoonsiga Xeer Ciise inuu noqday dhaxal dhaqan aan la taaban karin oo ay UNESCO aqoonsatay, ayaa martigelisay marti sharaf sare: Dr. Ali Moussa Iyeh.
Dr. Ali Moussa Iyeh, oo ah khabiir ku takhasusay dhaxalka dhaqanka iyo horey u ahaa madaxa barnaamijka UNESCO ee la xiriira aqoonta maxalliga ah iyo dhaqamada afka laga soo gudbiyo, ayaa ka soo qeyb galay munaasabaddan qiimaha leh. Khudbaddiisa waxa ay xoojisay muhiimadda ilaalinta Xeer Ciise, oo ah nidaam xeer-dhaqan ah oo fac-weyn u leh bulshada Ciise si ay u maareeyaan caddaaladda iyo xallinta khilaafaadka.
Munaasabaddan, oo ay soo abaabuleen kooxo kala duwan oo ka kala yimid wadamada Benelux, ayaa isu keentay in ka badan 700 qof oo ka yimid guud ahaan Yurub. Tani waxay muujisay sida ay u korodhay xiisaha loo qabo gudbinta iyo kor u qaadista dhaqamada iyo hidaha Afrika.
Markii uu hadlayey, Ali Moussa Iyeh waxa uu carrabka ku adkeeyey doorka muhiimka ah ee Xeer Ciise uu ku leeyahay xoojinta isku-duubnida bulshada iyo cadaaladda dhaqameed. Waxa uu sidoo kale ku baaqay in la sameeyo dadaallo joogto ah si loo hubiyo sii jiritaanka xeerkan, iyada oo la waafajinayo isbeddelada dunida casriga ah.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: