DEG DEG : Firdhiye oo markale Muqdisho lagu bahdilay, iyo W.Bari oo Somaliland ku noqoneysa
Автор: Sirta Media
Загружено: 2025-12-17
Просмотров: 31774
Описание:
DEG DEG War culus oo gilgilay siyaasadda Soomaaliya, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa albaabka ka xiray hoggaamiyaha SSC Khaatumo Firdhiye, kadib markii xog sir ah ay muujisay in Waqooyi Bari iyo Sool Bari si buuxda loogu darayo Jamhuuriyadda Somaliland, tallaabadan ayaa dhalisay caro, shaki, iyo su’aalo culus oo ku saabsan mustaqbalka midnimada dalka, maxaa ka dambeeya go’aankan, yaa ku lug leh, maxaase la qarinayaa, daawo warbixintan si aad u fahanto xaqiiqda ka dambeysa arrintan kulul
HASHTAGS:
#DegDeg
#XasanSheekh
#Firdhiye
#SSCKhaatumo
#Somaliland
#Sool
#WaqooyiBari
#VillaSomalia
#SiyaasaddaSomalia
#WarKulul
#SomaliNews
#SomaliPolitics
#BreakingNewsSomalia
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: