Kulliyadda Natural Resource & Environment,
Автор: CITYCOT UNIVERSITY
Загружено: 2026-02-15
Просмотров: 8
Описание:
Soomaaliya waa dal Alle ku mannaystay khayraad dabiici ah oo aad u ballaaran. Waxay leedahay in ka badan 83,000 km² dhul beereed, carro bacrin ah, cimilo kala duwan, iyo webiyo taariikhi ah oo quudin kara malaayiin qof.
Sidoo kale, Soomaaliya waxay leedahay xeebta labaad ee ugu dheer qaaradda Afrika (3,333km), oo hodan ku ah kalluun kala nooc ah, macdan badeed, iyo fursado dhaqaale oo wali aan si buuxda looga faa’iidaysan.
Si loo horumariyo loona ilaaliyo khayraadkan qaaliga ah, Jaamacadda Citycot waxay bixisaa Kulliyadda Natural Resource & Environment, si ay u diyaarsato khubaro hoggaamisa mustaqbalka deegaanka iyo dhaqaalaha dalka.
#CitycotUniversity #NaturalResources #Environment #Somalia
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: