SIDEE GOOGLE AKoonka LOOGA DHIGAA AMMAAN? | PASSWORD & PAYMENT SETTINGS.
Автор: Ali Kayse
Загружено: 2026-01-12
Просмотров: 56
Описание:
Fiidiyowgan waxaad ku baran doontaa sida si fudud oo ammaan ah loogu maareeyo Google Password Manager iyo Payment Methods.
Waxaan si tallaabo-tallaabo ah u sharaxayaa:
• Sida Google u kaydiyo passwords-kaaga
• Sida loo arko, loo tirtiro ama loo xakameeyo passwords
• Sida loo maareeyo kaararka bangiga (payments) ee Google
• Sida Google account password loo beddelo xitaa haddii aadan xasuusan kii hore
#GooglePasswordManager
#GoogleAmmaan
#Passwords
#GooglePayments
#AkoonAmmaan
#BaroTeknoolajiyada
#DigitalSecurity
#SomaliTech
#GoogleTips
#AliKayse
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: