ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1986 - Qeybta 34aad

Heeso

Xul

Ah

Saado

Cali

Warsame

Sado

Ali

Cabdi

Salaad

Beer-Dillaacshe

Afgooye

Soomaaliya

1986

Abdi

Salad

Soulbreaker

Afgoye

Somalia

Автор: Xasan Gacaliye

Загружено: 2009-05-20

Просмотров: 337080

Описание: Hees jacayl oo ay isla qaadayaan Saado Cali Warsame iyo Cabdi Salaad Aadan "Beer-Dillaacshe", Afgooye, Soomaaliya, 1986.
Love song interpreted by Sado Ali and Abdi Salad Adan "Beer-Dillaacshe" (Soulbreaker), Afgoye, Somalia, 1986

BARTA AYAAD IIGA TAALLAA

SAADO CALI WARSAME

Bartaad igaaga taallee
bar kale dawayneyn
mid bogsiin haddaad tahay
axdiguna bir kula yahay
ballantii aan dhigannaba
waligaa ha beenayn
barashadii kalgacalkuna
bilaash yaanay kula noqon

Marse haddaan barbaartii
Baxsanoow daraaddaa
uga soo bannaan baxay
cidla haygu baylin

CABDI SALAAD AADAN "BEER-DILLAACSHE"

Badbaaddadii naftaydaay
farxaddaan is barannaay
niyad lagugu beeraa
soo booqo igu tiri
ballankii Ilaahay
sharaf kugu habooneey
Bilaneey hadaan helin
ha'woow guura ii duumin
saw badi hablaha qaar
biyo kuuma siiyeen
sow barkeed adduunyada
kaaga ma dhigeen boqor

Balse waxaad ogaataa
inaan baydi iyo hodan
iyo meel barwaaqa ah
ugu baaq is leeyahay

SAADO CALI WARSAME

Boholyoow daraaddii
bartamaha habeenkii
saw maan soo baraarugo
oo boggaygu kuma tebo
beerka iyo wadnuhu ani
saw ima babbanayaan
adaa baday jacaylkee
haraadkiiba kama bi'in

Marse haddaan barbaartii
Baxsanoow daraaddaa
uga soo bannaan baxay
cidla haygu baylin

CABDI SALAAD AADAN "BEER-DILLAACSHE"

Badbaaddadii naftaydaay
farxaddaan is barannaay
niyad lagugu beeraa
soo booqo igu tiri
sow beel nimco ahi iyo
bulsho caafimaad
barni inaan ku kulannaa
beerkeyga kumaan hayn

Balse waxaad ogataaa
inaan baydi iyo hodan
iyo meel barwaaqa ah
ugu baaq is leeyahay

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1986 - Qeybta 34aad

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Дудаев об Украине, Советском Обмане и Имперской Лжи: Что Джохар написал об этом за день до смерти.

Дудаев об Украине, Советском Обмане и Имперской Лжи: Что Джохар написал об этом за день до смерти.

DEG DEG Imaradka Jab kale la Kulmay, Sacudiga Laasqoray & Xaafuun Saldhig ka dhisaya

DEG DEG Imaradka Jab kale la Kulmay, Sacudiga Laasqoray & Xaafuun Saldhig ka dhisaya

Toos U Dawo Dilka  Wiilka Cali dheere meydadka As Duqayn Toos ah maxabiis Jamaame

Toos U Dawo Dilka Wiilka Cali dheere meydadka As Duqayn Toos ah maxabiis Jamaame

Silsiladii Deelleey | heesihii ay is dhaafsadeen Saado Cali,Cabdi Iidaan iyo Cali Cilmi Afyare

Silsiladii Deelleey | heesihii ay is dhaafsadeen Saado Cali,Cabdi Iidaan iyo Cali Cilmi Afyare

DEG DEG: MD Xasan Sh oo dalab cusub hordhigay A.Madoobe & Deni iyo Xogta dib u dhaca Shirka Muqdisho

DEG DEG: MD Xasan Sh oo dalab cusub hordhigay A.Madoobe & Deni iyo Xogta dib u dhaca Shirka Muqdisho

КОБЗОН И ВОРЫ В ЗАКОНЕ: Кто на самом деле «крышевал» советскую эстраду?

КОБЗОН И ВОРЫ В ЗАКОНЕ: Кто на самом деле «крышевал» советскую эстраду?

DEG DEG Golaha Mustaqbalka oo Xalay Go’aano adag gaaray, MW Xasan sh& RW Xamse oo gacan qaad..

DEG DEG Golaha Mustaqbalka oo Xalay Go’aano adag gaaray, MW Xasan sh& RW Xamse oo gacan qaad..

Xogta Xamse oo lagu arkay Guriga Dani,Shirar Xasaasi ah oo Dani iyo Madoobe ka wadaan,Dagaalka cusub

Xogta Xamse oo lagu arkay Guriga Dani,Shirar Xasaasi ah oo Dani iyo Madoobe ka wadaan,Dagaalka cusub

Golaha Mustaqbalka oo ku shiray hotel ku yaala  Gudaha Xalane,  Qodobo Culus oo lagu heshiiyay

Golaha Mustaqbalka oo ku shiray hotel ku yaala Gudaha Xalane, Qodobo Culus oo lagu heshiiyay

Ugbaad Aragsan | Heesta Naftaydaa kuu Jiraban | Xasuustii AUN Saado Cali Warsame.

Ugbaad Aragsan | Heesta Naftaydaa kuu Jiraban | Xasuustii AUN Saado Cali Warsame.

Почему Чубайса не тронули? $22 млрд, Гарвард и тайны приватизации

Почему Чубайса не тронули? $22 млрд, Гарвард и тайны приватизации

**Kinsi X. Aden Ahun & Maxamed Jaamac Cawaale Indha Jacyl

**Kinsi X. Aden Ahun & Maxamed Jaamac Cawaale Indha Jacyl

Saado Cali Warsame  Ahun l Heesta Naftayda ku Jiraban

Saado Cali Warsame Ahun l Heesta Naftayda ku Jiraban

RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 2AAD OO DHAMEEYSTIRAN

RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 2AAD OO DHAMEEYSTIRAN

Hees Saado Cali qaaday sanadki.1989 oo ka hadlaysa Gudmaadkii Siyaad Bare u jeystay Reer Waqooyi

Hees Saado Cali qaaday sanadki.1989 oo ka hadlaysa Gudmaadkii Siyaad Bare u jeystay Reer Waqooyi

Палач или герой? Вся правда о методах следователя Гдляна. Коррупция в СССР.

Палач или герой? Вся правда о методах следователя Гдляна. Коррупция в СССР.

✮ 100  САМЫХ ЛУЧШИХ ПЕСЕН ✮  Bлaдимиp Bыcoцкий  ✮ Любимый кумир миллионов ✮

✮ 100 САМЫХ ЛУЧШИХ ПЕСЕН ✮ Bлaдимиp Bыcoцкий ✮ Любимый кумир миллионов ✮

Почему Ленин отдал Арарат Турции? Ленин поставил не на тех…. Кремль, Ататюрк и гора раздора.

Почему Ленин отдал Арарат Турции? Ленин поставил не на тех…. Кремль, Ататюрк и гора раздора.

ЧТО КУСТО УВИДЕЛ ЧТО НА ДНЕ БАЙКАЛА! ЭТО СКРЫВАЛИ В СССР?

ЧТО КУСТО УВИДЕЛ ЧТО НА ДНЕ БАЙКАЛА! ЭТО СКРЫВАЛИ В СССР?

Почему Польша купила тысячу корейских танков вместо Абрамсов и Леопардов?

Почему Польша купила тысячу корейских танков вместо Абрамсов и Леопардов?

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]