Foolyo Sambuus Fudud | Sida lo sameeyo sambusaha
Автор: Naima Hussein 🦋
Загружено: 2025-03-17
Просмотров: 2814
Описание:
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo foolyo Sambuus oo jilicsan oo dhadhan fiican leh? Video-gan waxaan ku barayaa sida ugu fudud ee aad ugu diyaarsan karto cajiinka sambusaha (foolyo) si uu u noqdo mid jilicsan oo aan jajabin.
Waxyaabaha aad u baahan tahay:
✔ Daqiiq/ Bur
✔ Biyo
✔ Saliid
✔ Milix
Fadlan LIKE saar, SUBSCRIBE dheh, oo la wadaag asxaabtaada si ay iyaguna u bartaan! ❤️
#Sambusa #Foolyo #CuntoSomali #CuntoKarinta #sambuus,
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: