Prof Keyd, Wuxuu Macalin u ahaa carruurtii Madaxweynihii Soomaaliya Siyaad Barre.
Автор: Universal TV
Загружено: 2025-10-01
Просмотров: 22346
Описание: Wuxuu Macalin u ahaa carruurtii Madaxweynihii Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, sidoo kale wuxuu macallin ka soo noqday gooba waxbarasho oo dalka iyo dibaddiisa ah. Intaas waxaa dheer, Prof. Keyd wuxuu ka soo shaqeeyay Warshaddii Sokorta ee Mareerey oo ka mid ahayd tiirarkii dhaqaalaha dalka. Prof. Mohamed Keyd waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo waxbarashadiisa iyo xirfaddiisa ku dhisay dalka gudihiisa. Laakin sanadihii dambe wuxuu ku noolaa North America gaar ahaan Minneapolis.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: