BTI Challenge | Ardayda oo Lagu Imtixaamayo Erayo Mixed Character ah – Yaa Saxa? 🧠✍️
Автор: Banadir Training Institute
Загружено: 2026-02-04
Просмотров: 4
Описание:
BTI Challenge waa tartan aqooneed xiiso leh oo ay ka qeyb qaadanayaan ardayda Banadir Training Institute (BTI).
Muuqaalkan, ardayda waxaa la waydiinayaa su’aalo erayo isku dhex yaacsan (mixed characters) ah, kadibna waxaa laga rabaa inay soo saaraan erayga saxda ah waqtiga la siiyay.
🎓 Tartankani wuxuu kor u qaadaa:
Fahamka erayada
Degdegga maskaxda
Kalsoonida ardayda
Tartanka caafimaadka qaba
📌 Daawo ilaa dhamaadka si aad u aragto cidda ku guuleysatay BTI Challenge!
👉 Ha iloobin inaad Subscribe, Like, iyo Comment ku reebto fikradaada.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: