Maxamed Axmed Kuluc oo hal heello ku wada qaadaya 3da teembo ee raaxeeye
Автор: WAYLARAAC MEDIA
Загружено: 2021-09-25
Просмотров: 42552
Описание:
Fan-yaqaanku Sida ay isku wada raacsan yihiin Raaxeeye waxaa sameeyay Xasan Aadan Halac,Balse labada teembo ee hore waxaa kabanka ku fadhiisiyey Ustaad Maxamuud Ismaaciil Xudeydi.
Teembada ugu dambaysa ee degega ahina Waa raaxeeyihii Asliga ahaa oo Balwada ahaa 1940s,Waana Laxanka uu bilawgii hore sameeyay Xasan Aadan halac iyadoo aan Soomaalidu Muusig lahayn.
Xasan Aadan halac Curinta Laxanada isaga ayaa uga Horreeyay C.laahi Qarshi iyo Gu'roon jire labadaba,Wuxuuna Curinta Laxanada Mar la bilaabay Cabdi Sinimoo iyo guruubyadaas.
Raaxeeye Dadka ku heesay waxaa calanka u siday Maxamed Axmed Kuluc.
#Qaraam
#Kuluc
#Raaxeeye
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: