Real Madrid Xasuuqday Man City! 😳 Arbeloa Masterclass | Chelsea Late Drama | Arsenal Bareejo 😡
Автор: Abdirisak islow
Загружено: 2026-03-11
Просмотров: 3793
Описание:
Real Madrid ayaa bandhig cajiib ah sameysay kadib markii ay xasuuqday Manchester City, iyadoo ciyaarta uu ka dhex muuqday Arbeloa masterclass oo taageerayaasha ka yaabisay.
Dhanka kale Chelsea ayaa guul ka soo qaadatay daqiiqadihii ugu dambeeyay, halka Arsenal ay ku dhamaatay bareejo ciyaar adag kadib.
🎥 Video-gaan waxaan ku falanqeynay:
• Sida Real Madrid u garaacday Manchester City
• Arbeloa iyo ciyaartiisii cajiibka ahayd
• Chelsea dabda furaty & qaladadka shqsiga ah
• Sababta Arsenal ay u bareejo noqotay
👍 Haddii aad jeceshahay falanqaynta kubadda cagta:
Like, Comment & Subscribe si aadan u seegin videos kale!
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: