Qalbigaaga Ma Daalay? 5 Arimood Oo Daaweeya! || Shiiq Xuseen Cali Jabuuti ||
Автор: ILEYSKA DIINTA
Загружено: 2026-02-12
Просмотров: 1135
Описание:
Qalbiga bini’aadanka mararka qaar wuu daalaa, wuu murugoodaa, wuxuuna u baahan yahay daryeel iyo xusuusin. Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa 5 arimood oo qalbiga daweysa kuwaas oo kaa caawinaya inaad hesho degganaansho, rajo, iyo farxad dhab ah.
Haddii aad dareemayso walbahaar, murugo ama qalbi culus, daawo muuqaalkaan ilaa dhammaadka si aad u ogaato xalal fudud oo noloshaada beddeli kara.
👉 Fadlan like saar, share garee, kanaalakana subscribe si aad u hesho muxaadarooyin iyo wacyigelin diini ah oo faa’iido leh
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: