Nimcadaada gaarsii | !
Автор: KITAABKA QUDUUSKA AH
Загружено: 2024-03-28
Просмотров: 173
Описание:
#2023 #ciise #ilaah #somalia #somali @KQA3
Nabar aan dawo lahayn
oo lala nusqaamiyo,
naf go’day oo xabaalani
nooleeyahiiyow.
Nuurkii adduunkow,
Naruuradaada qaaliga,
Nimcadaada wax naga sii;
Nimcadaada wax naga sii!
Markii aan nuglaannee
niyadda naga xumaatee,
qalbigu naafo gaaro,
Naxariistahiiyow!
Ciise nuurkii dunidow,
Naruuradaada qaaliga ah,
Nimcadaada wax naga sii;
Nimcadaada wax naga sii!
Adaa nacabka Shayddaan ee
qalbiga nagida ku ahaa.
Niyadda iiga saaroo
naarta iga xoreeyee.
Kuwa naca xanbaarsanee
aan garan nasteexada,
Nimcadaada gaarsii;
Nimcadaada gaarsii!
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: