7 Cunto Oo Kordhiya Xasuusta Maskaxda, Cuduradana Ka Ilaaliya Maskaxda
Автор: Daryeel Magazine
Загружено: 2023-12-08
Просмотров: 13722
Описание:
Maskaxdu waxa ay u baahan tahay nafaqooyin kala duwan sida dufanka omega 3, maadooyinka antioxidants iyo faytamiinno iyo macdano siiya tamar islamarkaana ka ilaaliya gabowga iyo cudurrada.
Hadaba waxaa jira kordhiya xasuusta maskaxda iyo u fiirsiga kuwaas oo ay tahay in la joogteeyo.
Muuqaalkan waxaan idin kula wadaagaynaa cuntooyinka wanaajiya shaqada maskaxda ee kordhiya xasuusta maskaxda.
Ku dedaal cuntooyinka la xaqiijiyay in ay uroon yihiin caafimaadka maskaxda iyo kobcinta xasuusta.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: