Sidaan U Isticmaal Okra (Baamiye) – 8 Faa’iido Oo Cusub Oo Caafimaad Leh 💚
Автор: DR-TIMAJILAC
Загружено: 2026-02-11
Просмотров: 3092
Описание:
Sidaan U Isticmaal Okra (Baamiye) – 8 Faa’iido Oo Cusub Oo Caafimaad Leh 💚
Ma ogtahay in okra (baamiye) ay leedahay faa’iidooyin badan oo caafimaad?
Fiidiyowgaan waxaan ku sharxayaa 8 faa’iido oo cusub oo baamiyaha ah, sida ay u caawiso:
Xakamaynta sonkorta dhiigga
Hagaajinta dheefshiidka
Yaraynta kolestaroolka
Xoojinta difaaca jirka
Caawinta miisaan dhimista
Hagaajinta caafimaadka wadnaha
Nafaqo muhiim ah oo jirka u baahan yahay
Iyo sida ugu saxda ah ee loo isticmaalo
Haddii aad rabto caafimaad dabiici ah oo fudud, fiiri ilaa dhammaadka 👇
La wadaag qof kasta oo ka faa’iideysan kara 💚
🔥 Hashtags:
#Okra
#Baamiye
#FaaidooyinkaOkra
#CaafimaadDabiici
#HealthyLifestyle
#Sonkor
#Kolestarool
#MiisaanDhimis
#DrTimajilac
#SomaliHealth
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: