“Diinta Aqoon Uma Lihi, Waxaana Iga Dhacay Inaan Nacay Mucaawiya Ibn Abi Sufyaan ”┇► Sh. Barbaraawi
Автор: Sheekh Abuuyi Channel
Загружено: 2026-02-01
Просмотров: 199
Описание:
🎙️ Ku Soo Dhawoow Ilaha Cilmiga Salafiyada!
Halkan waxaad ka heli doontaa duruus cusub, muxaadarooyin qoto dheer, dawrooyin faa’iido leh, iyo khudbado toos ah oo uu jeedinayo Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi — mid ka mid ah culimada ugu saameynta badan ee ku hadla manhajka salafiyada.
📚 Maxaad Ka Helaysaa Channel-kan?
• Duruus tafsiir iyo aqeedo ah
• Muxaadarooyin ku saabsan nolosha Muslimka
• Dawrooyin diini ah oo si habaysan loo dhigay
• Khudbado jimce iyo wacyigelin bulsho
• Jawaabo cilmiyeed oo ku saleysan kitaabka iyo sunnada
🕋 Ku xidhnow cilmiga salafiyada, baro diintaada si qoto dheer, una faa’iidee naftaada iyo bulshadaada.
👉 Subscribe, Like, Share si aad u gaarsiiso kheyrka
https://www.facebook.com/SheekhAbuuyi
#sheekh_abuuyi_channel》
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: