SIRDOONKA IRAN OO FASHILMAY LAGA DHEX ADEEGANAYO IYO MADAXDII DALKAASI OO LA UGAAR SANAYO.
Автор: Ahmed Tall iyo Caalamka
Загружено: 2026-03-18
Просмотров: 1161
Описание:
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka Difaaca Israel Katz ayaa ku amray ciidamada iyo hay’adda sirdoonka ee Mossad inay fuliyaan dilal qorsheysan gudaha Iran iyo Lubnaan, iyaga oo aan dib ugu laaban oggolaanshaha dowladda, sida ay sheegtay warbaahin Cibraani ah habeenkii Talaadada.
la dilay, nidaamku wuu shaqeynayay, isla markiibana qof kale ayaa beddelay.
Haddii qof kale la dilo, sidaas oo kale ayay noqon doontaa.Xitaa haddii wasiirka arrimaha dibadda la dilo, ugu dambayn qof kale ayaa qaban doona booskiisa.”
#wararka #somalia
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: