ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Agabka iyo adeegyada nadaafada ee degaandhowr ay kuu keentay dalka

Автор: Degaandhowr

Загружено: 2024-10-07

Просмотров: 2485

Описание: Shirkadda Nadaafadda ee Degaandhowr kala soo xiriir

☎ 608509|0615565681|0619101077
📧 [email protected]
🌐 www.degaandhowr.com
🏠 wadada Digfeer kasoo horjeedka jaamacada jamhuriya.



ASALKA SHIRKADDA DEGAAN DHOWR

Shirkadda Degaan dhowr waa shirkad si gaar loo leeyahay kana shaqaysa nadaafadda shirkadaha,hoteelada,cisbitaalada,guryaha IWM.waxaana la asaasay sannadkii 2015.


ARAGTIDA SHIRKADA

Shirkadda aragtideeda fog waa inay noqotaa shirkadaha nadaafada ka shaqeeya shirkad hogaamisa, kuna shaqaysa xeerarka nadaafadda ee caalamka.

AHDAAFTA SHIRKADDA

Shirkadu waxay tiigsanaysaa:

1. Ka dhigida bilicda Hotelada,Isbitalada, Xafisyada iyo Shirkadaha
Muqdisho mid aad u
sareeya. 2- Ka kaafinta Bulshada Mashaqada Nadaafada Guryahooda &
Shirkadahooda.
3- U suurta galinta Bulshada halide Shaqaalaha Nadaafada oo ugu
shaqeeya xaafadaha iyo
shirkadaha.. 4- Umaamulida Shirkadaha, Hotelada iyo Isbitaalada
Shaqaalahooda Nadafada iyo siinta
Tababaro Xirfadahooda kor loogu qaadaayo. 5- Ka haqabtirka Bulshada helida qalabka Nadaafada iyo wax
kastoo loo isticmalo Nadaafad.

ADEEGYADA AY DEEGAAN DHOWR BIXISO:

1- Bixinta Shaqaale loo carbiyay nadafada. 2- Nadiifinta Shirkadaha, Isbitalada, Jamacadaha & Hotelada
Waawayn.
3- Dhaqidda Guryaha Cusub ee farta laga jaray iyo kuwa Duqoobay
dib u hagajintooda.
4- Dhaqidda iyo qalajinta fadhiyada, daahyada, joodarida ayagoo
goobtooda aan laga qaadin
5- Dhaqidda Roogaga Masaajida
iyo Shumacyada ayagoo Masjidka aan lagabixin. 6- Iibinta qalabka nadaafada nuucyadiisa kala duwan sida:
A. Huufarada
B. Shaanbooyinka Dhulka , Dharka, Alaabta iyo Kuwo Jeermis dile
ah.
C. Flash
D. Daawada shamiitada lagu fujiyo.
E. Clorine
F. Hand wash ( jeermis dile Gacmaha Lagu Dhaqo )
G. Baaldiyada Qashinka, Tirtirayaal iyo Iskooboyin.
7- La dagaalanka cayayaanka sida:
(a) Baranbarta
(b) Duqsiga
(c) Kaneecada
(d) Dhiqlaha iwm
8- Beerista Dhirta & xanaanaynteeda.

MAARAYNTA IYO MAAMULIDDA SHAQAALIHII HORE EE KUU JOOGAY

1- Shirkadu waxay kuu Maamuli kartaa Shaqaalihii Nadaafada ee
horay kuugo joogay
xarunta. 2- Shirkada waxey ku buxineysaa shaqalihii kaa maqnaada
booskisa ilaa uu kaga soo labanayo.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Agabka iyo adeegyada  nadaafada ee degaandhowr ay kuu keentay dalka

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

РАК боится этого продукта! Ешьте по 1 ложке после 60 | Доктор объясняет

РАК боится этого продукта! Ешьте по 1 ложке после 60 | Доктор объясняет

XAMDI BILAN VS KHADRA DAAHIR CIGE - HEESTI  CAWOY MAALIN BAA LA YIDHI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

XAMDI BILAN VS KHADRA DAAHIR CIGE - HEESTI CAWOY MAALIN BAA LA YIDHI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Beeraha casriga ah ee ku yaala Muqdisho oo looga maarmay qudaar nooga imaan jirtay wadamada Dibbada

Beeraha casriga ah ee ku yaala Muqdisho oo looga maarmay qudaar nooga imaan jirtay wadamada Dibbada

Shirkada Gamuur ayaa Dawlada hoose ee Hargeysa gudoonsiisay agabka qashinka iyo gaadh wacyi-galineed

Shirkada Gamuur ayaa Dawlada hoose ee Hargeysa gudoonsiisay agabka qashinka iyo gaadh wacyi-galineed

Ադամին կհարցնեի՝ մենակ չե՞ս ձանձրանում դրախտում. Հովսեփ Խուրշուդյան

Ադամին կհարցնեի՝ մենակ չե՞ս ձանձրանում դրախտում. Հովսեփ Խուրշուդյան

Почки скажут вам: всего 1 стакан перед сном и ночные походы в туалет исчезнут | ПАМЯТЬ И МОЗГ

Почки скажут вам: всего 1 стакан перед сном и ночные походы в туалет исчезнут | ПАМЯТЬ И МОЗГ

Docommuntry ku saabsan sida ay shirkadda adeega nadaafada ee Deegaan Dhowr ugu adeegto macaamisheeda

Docommuntry ku saabsan sida ay shirkadda adeega nadaafada ee Deegaan Dhowr ugu adeegto macaamisheeda

Wuxu Ka Faa'iidaystay Aqoonta Casriga ah Ee Wax Soo Saarka Beeraha

Wuxu Ka Faa'iidaystay Aqoonta Casriga ah Ee Wax Soo Saarka Beeraha

GANACSIGA NADAAFADA - INVEST IN CLEANING BUSINESS

GANACSIGA NADAAFADA - INVEST IN CLEANING BUSINESS

SHAQADA GURIGA MAXAA FUDUDEYA?

SHAQADA GURIGA MAXAA FUDUDEYA?

При мочеиспускании НИКОГДА не делайте этого (Это тихо разрушает вашу простату)

При мочеиспускании НИКОГДА не делайте этого (Это тихо разрушает вашу простату)

Bed Bug Prevention and Control - Somali Language

Bed Bug Prevention and Control - Somali Language

SHIRKAD QASHINKA KA SHAQAYSA OO MUQDISHO KU SUGAN AYAA ISKA FOGAYSAY EDAYN LOO SOO JEEDIYAY

SHIRKAD QASHINKA KA SHAQAYSA OO MUQDISHO KU SUGAN AYAA ISKA FOGAYSAY EDAYN LOO SOO JEEDIYAY

3600 KALIYA KU BILOW BEERAHA CASRIGA EE GREENHOUSE FARMING

3600 KALIYA KU BILOW BEERAHA CASRIGA EE GREENHOUSE FARMING

Sida musqusha loo dhaaqo oo naa loo arfiyo

Sida musqusha loo dhaaqo oo naa loo arfiyo

Эти 5 орехов разрушают почки, а 4 могут спасти от почечной недостаточности | ПАМЯТЬ И МОЗГ

Эти 5 орехов разрушают почки, а 4 могут спасти от почечной недостаточности | ПАМЯТЬ И МОЗГ

sida loonadiifiyo jikada iyo darbiga e fadumo has

sida loonadiifiyo jikada iyo darbiga e fadumo has

ДУА УТРОМ — НАЧНИ ДЕНЬ С АЛЛАХОМ 🌅🕋

ДУА УТРОМ — НАЧНИ ДЕНЬ С АЛЛАХОМ 🌅🕋

99% АРМЯН НЕ ЗНАЮТ ИХ: Как эта армянская семья ВЫЖИЛА и построила БИЗНЕС-ИМПЕРИЮ в США?

99% АРМЯН НЕ ЗНАЮТ ИХ: Как эта армянская семья ВЫЖИЛА и построила БИЗНЕС-ИМПЕРИЮ в США?

АРМЕНИЯ или ГРУЗИЯ? ЖЁСТКАЯ ПРАВДА за 2 года жизни

АРМЕНИЯ или ГРУЗИЯ? ЖЁСТКАЯ ПРАВДА за 2 года жизни

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]