CILMIGII UU BARAFASOOR WARFAA U REEBAY JAAMACADAHA SOOMAALIYEED
Автор: DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Загружено: 2021-05-05
Просмотров: 1580
Описание: Tababarkaan waxa loo qabtay barayaasha jaamacadaha ee dhiga cilmiga dhirta gaar ahaan maadada botany-ga iyo maadooyinka la xiriira. Ciwaanka tababarka waxa uu ahaa "Saldhigga abla-ablaynta dhirta". Tababarkaan waxa uu socday mudo 13 maalin ah. Goobta uu ka dhacayna waxa ay ahayd hoolka jaamacada Banaadir, Xarunta barafasoor Ibraahim Caddow ee Gobolka Banaadir. Tababarka waxaa bixiyay barafasoor Axmed Muumin Warfaa, waxaana soo qabanqaabiyay Xarunta Horumarinta Hoggaaminta ee Dhaxalreeb.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: