Riyada mooska ama muuska qofkii arko asoo moos la siiyay ama muus cunayo riyadaas fasirkeeda
Автор: Barta Aqoonta
Загружено: 2023-11-01
Просмотров: 7662
Описание: Riyada mooska ama muuska qofkii arko asoo moos la siiyay ama muus cunayo riyadaas fasirkeeda, fasirka riyada cunitaanka muuska wax badan ayaa lagu fasiraa mooska waxaa lagu fasiraa arsaaq badan sidoo kale muuska wuxuu noqonayaa nin wanaagsan oo deeqsi ah, qofkii ku riyoodo asoo geed moos gurigiisa ku talaalay ama abuuray riyadaas waxay tilmaamaysaa inuu dhalayo wiil, qof ganacsade ah hadduu ku riyoodo moos asoo la siiyay ama muus cunayo riyada waxay tilmaamaysaa inuu noqonayo qof hanti leh, mooska waxaa lagu fasiraa hanti badan, qof xanuusan hadduu ku riyoodo asoo moos cunayo riyadaas geeri ayay tilmaamaysaa, #riyooyinka #riyada #soomaali #somali
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: