Fannaan reer Suudaan ah oo qaadaya hees uu leeyahay Maxamed Saleebaan "Tubeec"
Автор: Cabdisalaan - Ceeryaamo
Загружено: 2026-02-03
Просмотров: 27
Описание: Fannaankan waxa uu ka soo jeedaa waddanka Suudaan. Waxaa lugu magacaabaa Daariq Al Sain. Waxa uu qaadayaa heestii Neyruusku waa, ee Maxammed Saleebaan Tubeec. Daariq waxa uu ka mid yahay nudayaasha isku xiriiriya labada fan iyo labada dhaqan ee Soomaalida iyo Suudaanta.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: