wuxuu nabi muuse rabigiisa weydiyey: sideebu qofka taakta daran xaqisa uga qaataa qofka xooga leh
Автор: fuad amin daud
Загружено: 2020-10-13
Просмотров: 13475
Описание:
FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
Waxaa Marwalba aduunyadaan ka dhaca,
qisooyin badan oo aad u layaab badan,
in badan oo qisooyinkaas kamid ah
ayaa waxay yihiin
kuwo qofka banii aadamka ah dareenkiisa
si aad ah u bedela markii uu maqlo
Kuwa ugu quruxda badan
uguna xiisaha badan qisooyinkaas
ayaa waxaa kamid ah,
qisooyinkii ku saabsanaa
ama la xiriiray ambiyadii alle SW,
kuwaasoo ay noosoo wariyeen ilaa ay naga soo gaarsiiyeen
Waxaan muuqaalkaan gudihiisa idinkugu soo gudbin doonaa,
mid kamid ah qisooyinkii ugu layaabka badnaa -
ee aad maqasheen noloshiina,
taasoo dhacday xiligii nabiyyullaahi muusaa CS
Waxayna qisadaan muujineysaa
in alle SW uu ka aargudan doono qofka daalimka ah -
si walba oo mudada loogu dheereeyo,,
Daawasho wacan
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muuse cs...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ qisadii qowmu samuud,...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ qiso cajiib ah oo dha...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna ays...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sameeya qofka sooman b...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka ugu horeeya bisha r...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4 qofood oo soonkooda...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ masaakiinta ayey sada...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi nuux cs ...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ nabi qoomkiisu ay dil...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3 nabi oo loo diray h...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ qisadii mucjisada aha...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ qisadii xiisaha lahay...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ qisadii ninkii beeral...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ qisadii xiisaha lahay...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ qiso yaab leh oo dhax...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ meelihi lugu soo kala...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ qisadii daaluut iyo j...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muuse iy...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi nuux iyo...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ qisadii saamiriga iyo...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muuse iy...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ qisadii nabi muuse cs...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ wax badan oo aadan ka...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ haaruut iyo maaruut m...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ qaabka uu nabi muxama...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ mucjisooyinkii rabbaa...
________________________________________________________________________________________________
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: