Afrurin degmada Waaberi
Автор: Baraaruga Bulshadda Banadir
Загружено: 2026-02-19
Просмотров: 113
Описание: Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir (BBB) ayaa maanta gaarsiiyay sadaqo afur iyo kaalmo ceyriin ah agoonta ku nool degmadda Waaberi. Ururku wuxuu wakiil ka yahay walaalaha ku nool caasimadda ee ku deeqay sadaqada, isagoo si hufan u fuliyay howshan khayriga ah ee ajarka badan.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: