Somali Morning Routine | Nolol Maalmeed, Cunto Karis, Nadaafad Guriga & Qiso Xanuun Leh 😢
Автор: Sacdiya Baari
Загружено: 2025-07-21
Просмотров: 480
Описание:
Ku soo dhawaada nolol maalmeedka subaxnimo ee Soomaali dhab ah! Muuqaalkan waxaad ku daawan doontaan sida aan u bilowa maalintayda cunto karis, nadaafadda guriga, iyo qiso xanuun leh oo dhab ah 😢.
Waa muuqaal niyad dhis ah oo isla markaana qalbi taabanaya. Haddii aad jeceshahay muuqaallada nolol maalmeedka, dhaqanka Soomaalida, iyo sheekooyin dhabta ah — muuqaalkan adigaa leh!
👉 Ha iloobin inaad LIKE, SHARE & SUBSCRIBE gareyso!
#SomaliMorningRoutine #NololMaalmeed #CuntoKaris #NadaafadGuri #QisoXanuunLeh #SomaliLifestyle #SomaliVlog #SomaliCulture #DailyRoutine #Murugo #Somali #QisoXanuunBadan#RoutineSoomaaliyeed
#Guur #Jacayl #Aargudasho#QisoDhabAh #SomaliStory#GuurHooyo #DramaSoomaali
#CleanWithMe #CookWithMe
#VoiceOverSomali#SomaliYouTuber #NololMaalmeed#SomaliVlog
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: