Goormaa la sameyn doonaa wax ka badalka cutubyadaasi? Qaab noocee ah ayaana wax looga badali doonaa?
Автор: BBC Somali
Загружено: 2026-01-30
Просмотров: 26025
Описание:
Kulankii wadajirka ahaa ee labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ay yeesheen 28 dii Janaayo ayaa waxaa hareeyay buuq ayey sameeyeen qaar ka mid ah xildhibaanada oo ka soo horjeeday qeybinta soojeedinta wax ka badalka cutubyada 5aad ilaa 9aad ee dastuurka.
Warbixintaan waxaan ku faahfaahineynaa 5taas cutub, qaabka wax looga badali doono iyo xiliga la qorsheyay in la soo gabagabeeyo wax ka badalkooda.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: