Dhimasho gaaraysa ilaa 150 qof oo ka dhalatay dad dhulku la go’ay
Автор: BBC News Somali
Загружено: 2024-07-24
Просмотров: 5916
Описание: Dhul go’ burburiyay qaybo ka mid ah koonfurta Itoobiya ayaa sababay khasaare naf iyo maal ah. Kooxaha gurmadka ayaa ilaa hadda soo saaray meydadka 157 qof oo ku dhintay, sida uu BBC-da u sheegay sarkaal maxalli ah.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: