Ogaysiis Muhiim ah – Macaamiisha Cumrada
Автор: Premier Bank
Загружено: 2026-03-01
Просмотров: 40
Описание:
Waxaan si rasmi ah u ogaysiinaynaa dhammaan macaamiisheena qaadanaya xirmooyinka Cumrada ee aan iska kaashannay Haleel Services, in ay si bilaash ah ku heli doonaan agabka la xirto ee lacag bixinta Premier Tap si ay ugu fududaato bixinta kharashaadkooda inta ay ku sugan yihiin dhulka barakeysan.
Sidoo kale, wax khidmad POS ah lagama qaadi doono marka Riyaal lagu bixinayo Premier Mastercard ama Premier Tap muddada Cumrada.
Ka faa’iideyso adeeg fudud, degdeg ah, oo ammaan ah inta aad gudaneyso cibaadadaada.
Mahadsanidiin.
#CumroSahlan
#HaleelService
#PremierBank
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: