ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Hees Cusub Lyrics(Jaceylka) Axmed Biif 2010

Автор: King Production

Загружено: 2010-08-26

Просмотров: 2151677

Описание: Jaceylka Lyrics...

Jaceylku haduu cuslaado
Curuuqdiyo dhuuxa gaaro
Malaha cashar iyo dabiibee

Jaceylku haduu cuslaado
Curuuqdiyo dhuuxa gaaro
Malaha cashar iyo dabiibee

Intuu dhalinyara curyaanshay
Cunto iyo dhaqashaba u diidee...eeh eh

Tiro iyo cadad laguma koobee..eeh

Intuu dhalinyara curyaanshay
Cunto iyo dhaqashaba u diidee...eeh eh.. way..way

Tiro iyo cadad laguma koobee..eeh

Anigu caawana I helayee
Badweyn buu igula cararoo
Mowjada culus ila dabaashay

Anigu caawana I helayee
Badweyn buu igula cararoo
Mowjada culus ila dabaashay
Adoo iga caawinaaya
Tixgalinaya cabashadeeda
Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo
Cawo iyo sami ila wadaag
Cawo iyo sami ila wadaag

Adoo iga caawinaaya
Tixgalinaya cabashadeeda
Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo
Cawo iyo sami ila wadaag
Cawo iyo sami Ila wadaag

PAGE 2

Cilmi iyo Leyla wuxuu u geestay
Ceebla iyo Qays siduu yeelay
Cali iyo Hodan tii ka gaadhay

Cilmi iyo Leyla wuxuu u geestay
Ceebla iyo Qays siduu yeelay
Cali iyo Hodan tii ka gaadhay

Intuu cadabee dhaqaaqday
Imisuu ciirsiba u diiday...way..way
Cawaaqib xumaan ku reebay

Intuu cadabee dhaqaaqday
Imisuu ciirsiba u diiday...way..way
Cawaaqib xumaan ku reebay

Aduun iyo camaladeeda
Markaan u calool nuglaaday
Miyeey i alan waleesay

Aduun iyo camaladeeda
Markaan u calool nuglaaday
Miyeey i alan waleesay

Adoo iga caawinaaya
Tixgalinaya cabashadeeda
Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo
Cawo iyo sami ila wadaag
Cawo iyo sami ila wadaag

Adoo iga caawinaaya
Tixgalinaya cabashadeeda
Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo
Cawo iyo sami ila wadaag
Cawo iyo sami Ila wadaag

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Hees Cusub Lyrics(Jaceylka) Axmed Biif 2010

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Hees Cusub Jaceylka

Hees Cusub Jaceylka

Farhiya Fiska Ft Abdi Hollan .. Iyo Heesti Aroos With Lyrics 2010 ................Bashka

Farhiya Fiska Ft Abdi Hollan .. Iyo Heesti Aroos With Lyrics 2010 ................Bashka

Best Off Somali Legend LAFOOLE MIX / Dj Sowli

Best Off Somali Legend LAFOOLE MIX / Dj Sowli

Джем – Hees Cusub Lyrics(Jaceylka) Axmed Biif 2010

Джем – Hees Cusub Lyrics(Jaceylka) Axmed Biif 2010

Hees cusub Suldaan seeraar lyrics 2019 Aamina | jowhar tv lyrics | bishaar

Hees cusub Suldaan seeraar lyrics 2019 Aamina | jowhar tv lyrics | bishaar

Diiwaan - Axmed Biif 2010

Diiwaan - Axmed Biif 2010

YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS

YURUB GEENYO 2015-2016 BEST COLLECTION SONGS

Lafoole Laxaw Caashaq Lyrics (Best Somali Love Song)

Lafoole Laxaw Caashaq Lyrics (Best Somali Love Song)

HODAN ABDIRAHMAN IYO MUKHTAR ADEERO 2013 DACWO OFFICIAL SONG (BY STUDIO LIIBAAN)

HODAN ABDIRAHMAN IYO MUKHTAR ADEERO 2013 DACWO OFFICIAL SONG (BY STUDIO LIIBAAN)

Ubaxey

Ubaxey

Maxamed Bk (Been Go Lagu Daday) 2015

Maxamed Bk (Been Go Lagu Daday) 2015

HODAN CABDIRAXMAAN IYO ISKALAAJI

HODAN CABDIRAXMAAN IYO ISKALAAJI

HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+

HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+

HEES CUSUB JACEYL XANUUN AH+ RUN IYO BEENI KALA WACAN ADDUUN LAYSMA RAACSHEE WITH LYRICS 2021

HEES CUSUB JACEYL XANUUN AH+ RUN IYO BEENI KALA WACAN ADDUUN LAYSMA RAACSHEE WITH LYRICS 2021

axmed biif

axmed biif

YURUB GEENYO ADOO NIYADA IGA JARAY (RAJO NAAWIL) HEES MACAAN NAXLI LAABSAALAX LYRICS

YURUB GEENYO ADOO NIYADA IGA JARAY (RAJO NAAWIL) HEES MACAAN NAXLI LAABSAALAX LYRICS

Ma love kuu dhigmaa jira - Abduqaadir Saahil - 2010

Ma love kuu dhigmaa jira - Abduqaadir Saahil - 2010

Idaaya

Idaaya

sida dheeman iyo luul amina kuluc

sida dheeman iyo luul amina kuluc

Nacab Jaceyl - Axmed Biif 2010

Nacab Jaceyl - Axmed Biif 2010

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]