VLOG LABO MAALIN BEERAHA AFGOOYE.
Автор: KING SAMIIR
Загружено: 2026-02-01
Просмотров: 1883
Описание:
Vlog: Maalin Qurux Badan iyo Beeraha Afgooye 🍌
"Asc asxaabta! Maanta waxaan idiin siday muuqaal gaar ah oo aan ku soo qaaday magaalada barakaysan ee Afgooye, gaar ahaan magaalada iyo beeraha mooska iyo qudaarta ee caanka ku ah dooxada Shabelle.
Afgooye ma aha oo kaliya meel beero ah, waa isha nolosha iyo quruxda dabiiciga ah ee dalkeena. Waxaan idinla wadaagi doonaa jawiga deggan, iyo dhirta qurux badan, iyo sida ay wax uga baxaan beerahaas barwaaqada ah."
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: