ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

CABDIQAYS | QISADA HEESTA Gacantu Raaxo Daranaa Oo Qaado Aamina Cabdilahi

Автор: Jeestaawi Channel

Загружено: 2026-02-19

Просмотров: 2238

Описание: Qisada Heesta Gacantu Raaxo Daranaa Heestan Oo Uu Laxameeyey Sida La Ii Sheegay Axmed Nuur Jaangoo Waxa Sababteedu Ahayd Fanaanka Xasan Aadan Samatar Oo Riwaayadda Ku Matalaayey Magaca Raage Faarax Qamaam Waxa Uu Jeclaanayaa Aamina Cabdilaahi Xirsi Oo Magaca Ay Riwayadda Ku Jilaysaa Yahay Hibo Maax Maxamed Oo Uu Dhalay Sida Riwaayadda Ku Jirta Meecaad Miigane Oo Isna Ku Jilaaya Magaca Maax

Raage Oo Xasan Aadan Samatar Ah Ayey Heshiinayaan Ka Dibna Waxay Isku Af-Garanayaan Inay Aabbaheed U Sheegto Iyada Oo Waliba U Raacinaysa Magaca Ninka Soo Doonaya In La Yidhaahdo Raage Faarax Qamaam .

Fannaankii Maxamed Yuusuf Cabdi Oo Isna Magaciisu Yahay Raage Faarax Qamaam Ayaa Ka Imanaya Qurbaha Ka Dibna Waxuu Ka Helayaa Aamina Oo Markan U Doonan Raagaha Kale Ee Xasan Aadan Ah.

Markay U Sheegto Ayuu Boon Xirsi Oo La Socday Oo Askari Ah Rabana Inuu Shaxaado Raagaha Qurbaha Ka Yimi Uu Ku Odhanayaa Ninkan Waan Xidhayaa Aabaheed Ee Gabadha Weydiiso Oo Maadaama Ninka Ay U Doonan Tahay Aad Isku Magac Tihiin Waxaanu La Socdaa Sheekada Inaanay Xasan Iyo Meecaad Wali Is Arkin Sheeko Maqal Mooyaane.

Meecaad Oo Ah Maax Ayay Boon Xirsi Iyo Maxamed Yuusuf U Tagayaan, Markay Weydiistaan Gabadhii Ayuu Isna Ku Odhanayaa Magacaa Waxuu U Sheegayaa Inuu Yahay Raage Faarax Qamaam Sidii Ayaa Lagu Siinayaa Oo Loogu Dhisayaa.

Fanaanaddii Aamina Cabdilaahi Waxa Ay Kaliya Ogtahay In La Siiyey Raage Faarax Qamaam Oo Ay Moodayso Kii Ay U Doonanayd. Habeenkii Markii Loo Aqal Geliyey Ayey Ogaanaysaa Xaajadu Sida Ay Tahay, Sidaasi Ayeyna Ku Qaadaysaa Heesta ‘GACANTU RAAXO DARANAA GUUDKAYGA

SAARANI GO’A YAA ILA HUWADAY’
‘Galaw Taah Gu’ Madaxii
Goohyoo Galaa Yimid
Guuguule Faal Dhigay

Garan Waa Minkaw Baxay
Isna Baalasha Is Goo
Anna Gocashadiisii
Gef U Dhacay Ismoodsiis

Waa Waxaan Galgalashada
Anoo Gam’ay Gadood Ciil
Garta Ugu Naqaayee
Gurigii Jacaylkiyo

Hooygii Godobta
Keebaan Gogoshiisi Ku Hurdaa
Go’a Yay La Huwaday
Gacantu Raaxo Daranaa
Guudkayga Saarani!

Golcasta Iyo Sibir Godan
Kala Jeedi Geeluba
Isna Garay Habeed Gubi
Gondaha Inuu Ku Leeyahay

Waanu Galab Cadceedsaday
Dhiiggii Guntamay Iyo
Gujo Maqan Gunaad Oge
Anna Nabar Ii Gaaroo
Gaaroodis Diidaa

Garka Iga Damqanayee
Gurigii Jacaylkiyo
Hooygii Godobta

Keebaan Gogoshiisi Ku Hurdaa
Go’a Yay La Huwaday
Gacantu Raaxo Daranaa
Guudkayga Saarani!

Qoraalkan Waxaan Ka Soo Xiganay Suugaanyahan | Saxaficumar Seerbiya

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
CABDIQAYS | QISADA HEESTA Gacantu Raaxo Daranaa Oo Qaado Aamina Cabdilahi

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

QISADA HEESTA  GOOBYAAL OO AY MARWO MAXAMED QAADO | ERAYADII ABWAAN DHANCADE

QISADA HEESTA GOOBYAAL OO AY MARWO MAXAMED QAADO | ERAYADII ABWAAN DHANCADE

QISADA HEESTA UBIXII BAXAAYOW SAWDIGAN ABAARSADAY  | ABWAAN CABDIQAYS

QISADA HEESTA UBIXII BAXAAYOW SAWDIGAN ABAARSADAY | ABWAAN CABDIQAYS

BARN.3AAD: TALIBAN OO UHIILINEYSA IRAN, WAXAY SHEEGEEN INAY GARAB SIINDOONAAN WALAALAHA MUSLIMIINTA

BARN.3AAD: TALIBAN OO UHIILINEYSA IRAN, WAXAY SHEEGEEN INAY GARAB SIINDOONAAN WALAALAHA MUSLIMIINTA

50 dollar Maxay magaalada laascaanood ka goysaa maanta?

50 dollar Maxay magaalada laascaanood ka goysaa maanta?

⚡️ Удар по украинской авиации || Президент срочно созвал военных

⚡️ Удар по украинской авиации || Президент срочно созвал военных

Culumada Hargeysa oo Masaajid Ka dhex Taageeray Macalin Hibo M. Dirir

Culumada Hargeysa oo Masaajid Ka dhex Taageeray Macalin Hibo M. Dirir

PARTI 2 AFKAAGA ISKU DIL IYO REER DJIBOUTI MAXA KALA QABSADAY

PARTI 2 AFKAAGA ISKU DIL IYO REER DJIBOUTI MAXA KALA QABSADAY

Джохар Дудаев  Герой чеченского народа, Герой Кавказа, Герой свободного мира

Джохар Дудаев Герой чеченского народа, Герой Кавказа, Герой свободного мира

ГУЛИРАЪНО УНИ ЭРИ СИРОЖИДДИН ОТАБЕК ҲАММАЛАРИНГ БИЛАН КЎРИШАМАН ДУХИНГ ЕТСА | АБРОР МУХТОР АЛИЙ

ГУЛИРАЪНО УНИ ЭРИ СИРОЖИДДИН ОТАБЕК ҲАММАЛАРИНГ БИЛАН КЎРИШАМАН ДУХИНГ ЕТСА | АБРОР МУХТОР АЛИЙ

حصرياً - لأول مرة على اليوتيوب - فيديوهات جزيرة ابستين التي لم تعرض .. 50 فيديو بـ 9 دقائق

حصرياً - لأول مرة على اليوتيوب - فيديوهات جزيرة ابستين التي لم تعرض .. 50 فيديو بـ 9 دقائق

AXMEDN NAAJI | Qisooyinka Suugaanta Banaadiriga Iyo Qaraamka Somalida

AXMEDN NAAJI | Qisooyinka Suugaanta Banaadiriga Iyo Qaraamka Somalida

QISADA HEESTA | Indha Deeraley  | Waxay Aheyd Hindiyad

QISADA HEESTA | Indha Deeraley | Waxay Aheyd Hindiyad

Geeridii Jen Caydiid Iyo Dowladdiisii Salbalaar

Geeridii Jen Caydiid Iyo Dowladdiisii Salbalaar

Weydiimo | Erayga Heerin waxaa loo yaqaan.. ? Xalqada 3aad

Weydiimo | Erayga Heerin waxaa loo yaqaan.. ? Xalqada 3aad

Qisooyinkii & Qosolkii Boon xirsi Bowdyo Gaab

Qisooyinkii & Qosolkii Boon xirsi Bowdyo Gaab

MAXAA KU DHACAY NINKII DAMCAY INUU ILAAHAY XUJEEYO YAAB!

MAXAA KU DHACAY NINKII DAMCAY INUU ILAAHAY XUJEEYO YAAB!

Qisadda Hees Uu Ka Xanaaqi Jiray M Siyaad Barre | “Siyaad Qabiil Ma Aasin”

Qisadda Hees Uu Ka Xanaaqi Jiray M Siyaad Barre | “Siyaad Qabiil Ma Aasin”

Если кошка подошла к вам, ВОТ 7 ПОСЛАНИЙ ОТ АЛЛАХА!

Если кошка подошла к вам, ВОТ 7 ПОСЛАНИЙ ОТ АЛЛАХА!

⚡️ Путин направил ударные силы || Открытие нового фронта?

⚡️ Путин направил ударные силы || Открытие нового фронта?

Предательство. Сoдoм и Гoмoppa.

Предательство. Сoдoм и Гoмoppa.

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]