🔴 How To Make Money Online As A Somali Developer With
Автор: Dugsiiye
Загружено: 2023-02-25
Просмотров: 4890
Описание:
How To Make Money Online As A Developer
Week-gan barnaamijka Tech Talk ee Dugsiiye waxaa marti inoogu ah Eng Duraan Ali oo ah shaqsi waqti badan kusoo jiray dhanka development-ga sidoo kalena ahaa asaase companyo online iyo local ah .
Cinwaanka Beri aan falanqayn doono waa mid aad u xiiso badan waxaan ku falanqayn doona hababka aad lacag uga sameyn karto online-ka adiga oo adeegsanaya xirfadada developer-nimada ah.
Waa xalaqo aad u xiiso badan wxii su’aalo aad qabto sii calaamadayso wax badan oo Tips and Tricks waa idiin lawadaagi doona.
25-02-2023 8:00 PM Geeska Africa
Dugsiiye Youtube Channel / Page Iyo Somali Programmers Group
Calender-kaaga kusii darso
Asxaabtada lasii wadaag Mahadsanidiin Axbaabii .
#techtalk #dugsiiye #podcast #makingmoneyonline #online
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: