. Sidee Ayuu Thomas Sankara U Beddelay taariikhd Dalka Burkina Faso? | 🇧🇫
Автор: Qorshe media
Загружено: 2025-05-07
Просмотров: 668
Описание:
Burkina Faso waxa ay xorriyaddeeda ka qaadatay Faransiiska 5-tii Agos 1960-kii, xilligaas oo magaceedu ahaa Upper Volta.
Sanadkii 1984-kii, halgamaagii Thomas Sankara ayaa magacii ka badalay dalkaas, wuxuuna u bixiyay Burkina Faso — oo micnaheedu yahay "Dhulka Dadka Daacadda ah
#history #geography #culture #africa #top
👉 Haddii aad ka heshay muuqaalka, fadlan like saar!
🔔 Ha illoobin inaad subscribe garayso chenelka si aad u hesho warbixinta tan xigta
📲 Siina Share-garee muuqaalka mahadsanid.
📧Nagala soo xidhiidh [email protected]
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: