ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

HEES | KU JECLIYAA KU JANTAYAA | SICIID XARAWO IYO MARYAN MURSAL | Original + lyrics

Автор: MAADEYS

Загружено: 2024-04-15

Просмотров: 57404

Описание: EREYADA IYO LAXANKA : SICIID MAXAMED XARAWO

Qoraalka heesta

Jirkoo meel ku hooroo
Xareedii ay jiiftaan
Sideed kuugu jeeloo

Johoradii wadnahaay
Jannadii adduunkaay

Ku jecliyaa ku jantayaa
Aan wada jirnee
Ila joog waligaa

Wadnahaad i jiidhoo
Waan ku jaha wareeroo
Meel kaa joogi waayee

Juuc iyo oon jirro awgaa
Amba jashoo maan joogee

Ku jecliyaa ku jantayaa
Aan wada jirnee
Ila joog waligaa

Jirkeenaa isku yaaloo
Sidoo layna kala jaray
Naftaa kuu jibbootee

Isku jeex inaan nahay
Jawaabtaa i deeqday

Ku jecliyaa ku jantayaa
Aan wada jirnee
Ila joog waligaa

Caalamka iska joogee
Ulajeedadeenii
Jirrideedi gaadhnee

Ma aynaan is jiidhinoo
U jahaynay taladee

Ku jecliyaa ku jantayaa
Aan wada jirnee
Ila joog waligaa

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
HEES | KU JECLIYAA KU JANTAYAA | SICIID XARAWO IYO MARYAN MURSAL | Original + lyrics

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Джем – HEES | KU JECLIYAA KU JANTAYAA | SICIID XARAWO IYO MARYAN MURSAL | Original + lyrics

HABEEN: HAYAAY!! NTNYAHU OO XARIG KABADBAADAY, WARBIXIN YAABLEH, IYO WARAR KALE OO XIISO LEH.

КЫЯЗОВДУ УКМК ЧАКЫРДЫ, КОМЕДИЯ ҮЧҮН КЕЧИРИМ СУРАЛДЫ, ФИЛАРМОНИЯ ДА БУЗУЛАБЫ?

Saado Cali Warsame Heeso xul ah Kaban macaan

Maxed diiriye sooraan iyo Cadar c/laahi kaahin

Джем – Afgrad

Джем – Afgrad

SHORT FILM - AJAKIS IYO MASEER MAXAA KALA HEYSTA? -

⚡️ Трампа встретили матом || Дерзкое заявление Зеленского

HEES | Adaa Haweeyaay | Maxamed Suleebaan Tubeec | Kaban + lyrics

Maxkamada dahir calsow lamaane kiis fadeexo ah

Maryan Mursal Waayo waayo ayad so xasuusani Markad dhageysato

Fanka & Abwaaniintii Qaranka Soomaaliyeed - Abwaan Siciid Xarawo

deeqa axmed iyo siciid mire xaydar heesti xaqmiyaa (xeermiyaa) abwaan indhabuur

Жириновский: остатки Ирана и Турции войдут в состав России! Воскресный вечер с Соловьевым. 13.05.18

Xasan Diiriye iyo Hibo Nuura | Dhalanteed hees | nimu dhabarka jaban yahay | ninkii dhuumanaaye hees

Macalinkii kooxda Iftiin Siciid Saalax Axmed

Maryan Mursal - Soo dhawoow

Maryan Mursal - Soo dhawoow

BAL YAA IGAGA DOOR ROON HEESAA Max ud Ciise Timajilic  Deeqa axmed  Saciid Mire Miraale  Muus

Abwaan Siciid Harawo”Khadra Daahir waxaan ahaa macalinkeeda heeso iyo ruwaayado ayaa u sameeyay”

Xasan Aadan Samatar & Xaliimo Khaliif Magool – Dalsankii Wiriiro | Hees Qaraami Xul

© 2025 ycliper. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]