daahfurKA App-ka 𝐐𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐛𝐬𝐞𝐫𝐚. Waxaana ka qayb galay qaar ka mid ah culimada soomaaliyeed
Автор: Kalsoor Media
Загружено: 2025-02-12
Просмотров: 4970
Описание:
Waxaa si rasmi ah loo daahfuray App-ka 𝐐𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐛𝐬𝐞𝐫𝐚. taasoo kasoo qayb galeen qaar ka mid ah culimada soomaaliyeed.
Quran Tabsera waa app diiradda saaraya Qur’aanka iyo tafsiirkiisa. Waxaad ka heli kartaa:
Aqrinta Qur’aanka
Tafsiirka Qur’aanka
Codka Qur’aanka
Macnaha luqadeed ee Qur’aanka
Waxaad soo dejisan kartaa Google Play Store ama Apple App Store. Waa fudud oo faa’iido badan.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: