DOOD WADAAG - DOORASHOOYINKII DALKA EE 1954 - 1969: MAXAAN KA BARAN KARNAA?
Автор: DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Загружено: 2021-05-23
Просмотров: 717
Описание:
Dood wadaagaan waxaa wadajir u qabtay Xarunta Horumarinta Hoggaaminta ee DhaxalReeb iyo Gudigga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka. Ujeedada laga lahaa waxa ay ahayd:
1. In la dulmaro taariikhdii doorashooyinkii dalka ka dhici jiray eek u salaysnaa qof iyo cod,
2. In la qeexo qaababkii ka qeybgalka siyaasadeed ee Xisbiyada lahaan jireen iyo xuquuqda muwaadiniintu lahaayeen.
3. In la is barbar dhigo guulihii laga gaaray doorashooyinkaas iyo ciladihii ka soo baxay
Waxa kale oo laga hadlay waxa laga baran karo doorashooyinkaas. Waxaa dooda ka qeybgalay Gen. Jaamac Maxamed Qaalib oo ah qoraa Soomaaliyeed iyo Garyaqaan Cumar Caddow labadooda ayaa dooda laga faa’idaystay. Waxaa kale oo ka soo qaybgalay dad waayp-arag ah oo waxa ku daraayay dooda iyo dhallinyaro. Goobta doodu ka dhacday waxa ay ahayd Hotel Green Paradise ee gobolka Banaadir.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: