qiso | qoyskan Waxa Marti Qaaday Jinni Iyagoo Moodaya Dad Caadi Ah”
Автор: WANTED 28
Загружено: 2025-11-27
Просмотров: 52505
Описание:
Qoyskan reer Saudi ayaa la kulmay dhacdo cabsi leh oo ka dhaxaysa dad iyo jinniyo. Waxay ku lumaan meel fog oo cidlo ah, habeenkii waxay la kulmaan dad iyo muuqaal yaab leh oo cabsi gelinayay daawo sida uga badbaden halistas Sheekadani waa mid dhab ah, cabsi badan, oo ka tirsan dhacdooyinka qarsoon ee aan soo bandhigno mar walba. Waxaan kuu haynaa qisooyin argagax leh oo ku saabsan jinn, rooxaanta, meelaha la sixray, iyo dhacdooyin qarsoodi ah oo ka dhacay daafaha dunida.
✅ Subscribe si aad u hesho qisooyin cusub todobaad walba!
💬 Faallo noogu reeb si aan u ogaano fikirkaaga.
📍 Waxaa naga go’an in aan gaarno dhagaystayaasha Somaliyeed ee ku sugan:
🇬🇧 UK | 🇺🇸 USA | 🇸🇪 Sweden | 🇨🇦 Canada | 🇳🇴 Norway | 🇩🇪 Germany | 🇫🇮 Finland
➡️ Isku duubno sheekooyin dhab ah oo kaa dhigi doona inaad hurdada ka baqdo...
#QisoDhabAh #Cabsi #Jinn #SheekoMadow #SomaliHorror #ScaryStories #Haunted #TrueStory #SomaliDiaspora
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: