4 Mar Kale Biloow - Is Bedalka Noloshaada S2E1
Автор: Ayub Ahmed Podcast
Загружено: 2026-02-22
Просмотров: 10485
Описание:
4 Mar kale biloow iska bedalka noloshaada, damac kasta awoodiisa waxaa kala dhantaala waxyaabo qofku uu yaraysto, hadafka waxaa qofku ku gaaraa waa JOOGTAYN tallaadabu haba yaraatee, dib u dhaciisana waxaa keena tallaabooyin yar yar.
Afartan balwad ha kuu noqdeen noloshaada, xeerarka qofka go'aankiisa iyo hadafkiisa ilaaliya sababtana u noqda inuu geesinimo ka dhaxlo ayeyna ka mid yihiin.
Nidaam u deji nolosha, naftu way ku dhiiran qabashada hawlaha danteentu ku jirto.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: