ISWAREESKA DHAAF AXMED SHARIIF KILLER
Автор: Abdirashiid Qaraare
Загружено: 2021-04-10
Просмотров: 49248
Описание:
HADII AAD NAGU CUUSUB TAHAY INAAD NUGU SO BIIRTO DHIIRI GELIN AYEY NOO TAHAY Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
SONG;ISWAREES
ALBUM;DHUUNI RAAC
SINGER;AXED SHARIIF KILLER
MUSIC;IIKAR CADDE
LYRICS;AXMED SHARIIF KILLER
date;1998
YouTube ' License qaraare music
LYRICS
Is warees iska dhaaf
Waqtiga waa la helaa
Wax la waay maayee
Weligaa ogaaw
_____
Qof walaal ku weeydiyo
Laguma weyraxo
Weligaa ogaawee
Miniis waayo wacnaantaa
Wadna waalahaa
Warkaaga reebee
Waajibkii ku dheshee
Adiga u wacneydee
______
Maxaa wadaayoo
Lagu wareytstaa
Waxtar ii ahaayee
Wadkey noqohaayoo
Oon ku walaahaaye
Warkaaga reebee
Waajibkii ku dheshee
Adiga u wacneydee
_________
Is warees iska dhaaf
Waqtiga waa la helaa
Wax la waay maayee
Walaal ogaaw
my:web
https://qaraare.blogspot.com/
soundcloud
/ abdirashiid-qaraare
facebook
/ qaraare111
instagram
/ addeabdirashiid
youtube
/ @qaraaremusic
pinterest
https://pin.it/7qTsHEC
heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
soo dhowaada soomaliweyn dhamaan
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: