ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

HEES | Ugu Qora Wargeysyada | Axmed Ileeye Samatar | Original + lyrics

Автор: MAADEYS

Загружено: 2020-07-09

Просмотров: 63548

Описание: Ereyada iyo Laxanak : Axmed Ileeye Samatar

Hal abuur, Heesaa Axmed ileeye samatar waxa uu uga qayb galay tartankii heesaha hirgay heestii Yaan wiishku kula tagin. waana mu'allifka heesta isku maan ogayn waxaana qaada cabdikhadar xasan laari waxaa la sheegaa inta badan noloshiisa inuu ku qaatay magaalada burco halkaas ayuuna ku xijaabtay.

Video : https://www.pexels.com/videos/?__cf_c...

Lyrics
-----------------
Sida waqalka roobkoo
Waaberi hillaacayoo
Dhulka wadhay xareedoo
Rahii wada dhawaaqay

Markay waaxyaheediyo
Wacaneey tallaabada
Hadba dhan isu waabtaa
Jidhku way dubaaxshaa

Siday iigu weyntahay
Wax yoonayaa
Ma waalniyee jaceylkiyo
Darteed baan u weernahee

Walafkiyo dhibaatada
Inay iigu wacantahay
Wadarta i maqlaysaay
Ayaa talo ku waanshoo
Ugu qora wargeys yada
Waxa aniga la i baday
Wiilo yaa ka raarida

.......................................

Waxaan ugu duceeyaa
Sida waalid kii dhalay
Waynaha uga tuugaa
Samo inay ku waarsto

Noqonaa walaaliyo
Dad is waansanaayoo
Wadeecadaa aduunyada
Iska weheshanaaya

Isku wiirsanayniyo
Wacadna uu dhexyaal
Waxkastoo yimaadiyo
Dhimashadaa wadaagee


Walafkiyo dhibaatada
Waxa ay ku sugantahay
Waxa dhimay anoon garan
Weedhii aan iraahaba
Sidaan dilay walaalkeed
Dhan bay uga wareegtee
Waji dadabku waa maxay

.........................................

Sida geel harraad wado
Waaqladaa ku oomayoo
Loo horay walwaalbaa
Caashaqu wadaamaha

Halkuu iga waraabshiyo
Wixii aan kasoo maray
Hadday waayo leedahay
Weedh xun iima quudheen

Waaceensigeediyo
Waayahaan u sheegtee
Wax ku qaadan waydayoo
Anay wari i raacdayee

Waaya araga caashaqu
Wali kama ay sheekeen
Jaceyl wiik dhamaadee

Gooray nabadii wiiqdiyo
Waxay uga golleedahay
Midna kama warhayninee
Waji dadabku waa maxay

Wadarta i maqlaysaay
Ayaa talo ku waanshoo
Ugu qora wargeys yada
Waxa aniga la i baday
Wiilo yaa ka raarida

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
HEES | Ugu Qora Wargeysyada | Axmed Ileeye Samatar | Original + lyrics

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Sagal Haldhaa | Heesta Bixiso | Xasuustii Khadra Daahir Cige

Sagal Haldhaa | Heesta Bixiso | Xasuustii Khadra Daahir Cige

Hees | Yaan Wax Kuula Qaybshaa|Maxamuud Ciise Timo Jilic Iyo Deeqa Axmed Raage| Original + lyrics

Hees | Yaan Wax Kuula Qaybshaa|Maxamuud Ciise Timo Jilic Iyo Deeqa Axmed Raage| Original + lyrics

Xuseen Yuusuf Tarabi 🔥Iyo Heesta

Xuseen Yuusuf Tarabi 🔥Iyo Heesta "SUNAYAAL BICIIDLEY"

КТО УБИЛ СССР? ЕЛЬЦИН РАСКРЫЛ ПРАВДУ, КОТОРУЮ СКРЫВАЛИ 35 ЛЕТ!

КТО УБИЛ СССР? ЕЛЬЦИН РАСКРЫЛ ПРАВДУ, КОТОРУЮ СКРЫВАЛИ 35 ЛЕТ!

HEES | Kuu Guuxay | Cabduqaadir Caddow Cali | Original + lyrics

HEES | Kuu Guuxay | Cabduqaadir Caddow Cali | Original + lyrics

DAAN BARI ADOO YAAL || XASAN AADAN SAMATAR

DAAN BARI ADOO YAAL || XASAN AADAN SAMATAR

Cismaan Maxamed C/Kariim Gacanlow 🔥Iyo Heesta #BALWO

Cismaan Maxamed C/Kariim Gacanlow 🔥Iyo Heesta #BALWO "LAY LAAY"

Xuseen Labka iyo Foosiya xuseen | Heesta Caashaqaaga Awgii.

Xuseen Labka iyo Foosiya xuseen | Heesta Caashaqaaga Awgii.

Farxiya Cali Ahun & Rashiid Bulo Ahun  | Heestii Uurka Ku Tabaye

Farxiya Cali Ahun & Rashiid Bulo Ahun | Heestii Uurka Ku Tabaye

HEES | Goormaan Ku Helayaa? | Siciid Mire Xaydar Iyo Deeqa Axmed Raage | Original + Lyrics

HEES | Goormaan Ku Helayaa? | Siciid Mire Xaydar Iyo Deeqa Axmed Raage | Original + Lyrics

Xasan Adan Samatar & Sahra Axmed Ahun | Heestii Saylo

Xasan Adan Samatar & Sahra Axmed Ahun | Heestii Saylo

HEES | Mana Gaaro, Mana Gooyo | Cali Cabdulle guure | Original + lyrics

HEES | Mana Gaaro, Mana Gooyo | Cali Cabdulle guure | Original + lyrics

HEES | Amran | Cabdi Baadil Iyo Khadiijo Hiiraan | Original+lyrics

HEES | Amran | Cabdi Baadil Iyo Khadiijo Hiiraan | Original+lyrics

HEES| Sida Jidhida Gabaldaye | Xuseen Yuusuf Tarabi |▪︎Original | lyrics

HEES| Sida Jidhida Gabaldaye | Xuseen Yuusuf Tarabi |▪︎Original | lyrics

Sahra Ileeye Cabdi 🔥Iyo Heesta

Sahra Ileeye Cabdi 🔥Iyo Heesta "ASALKABA"

Daawo;- Xasanow dagaal mataqaanide joog, Sheekh Shariif oo uhanjabay Xasan Sheekh...

Daawo;- Xasanow dagaal mataqaanide joog, Sheekh Shariif oo uhanjabay Xasan Sheekh...

утренний дуа. дуа каждое утро

утренний дуа. дуа каждое утро

DEG DEG: Odayaasha Hawiye Oo Xasan Sheekh Uga Digay Doorashada Berri & Dagaal Laga Cabsi Qabo inuu

DEG DEG: Odayaasha Hawiye Oo Xasan Sheekh Uga Digay Doorashada Berri & Dagaal Laga Cabsi Qabo inuu

jacayl aan Lagula Wadin | waayaha aduunkiyo | hanuuniye | waraabaha ku Cunayaa | dad waxaa u wacanoo

jacayl aan Lagula Wadin | waayaha aduunkiyo | hanuuniye | waraabaha ku Cunayaa | dad waxaa u wacanoo

Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs

Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]