Kalimad Kooban: Qafladda iyo Sida Looga Baraarugo | Wacyigelin Qiimo Badan –Sh.Djamal | Abwaabukhayr
Автор: Abwaabu khayr
Загружено: 2026-03-05
Просмотров: 102
Описание:
Kalimaddan kooban ee uu jeedinayo Cheikh Djamal waxay xambaarsan tahay wacyigelin iyo xusuusin muhiim ah oo ku saabsan nolosha Muslimka iyo sida uu u hagaajin karo xiriirka uu la leeyahay Alle.
Mararka qaar hal kalmad oo kooban ayaa beddeli karta qalbiga qofka. Dhageyso kalimaddan qiimaha leh si aad uga faa’iidaysato xusuusin diini ah oo kooban balse macno weyn leh.
Ha ilaawin inaad share gareyso si kheyrku u faafo.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: