ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Meher Xadka ama khutbo sirada ama masaafada iyo sheekoyin cajiib ah oo ku daawan doontid

Автор: Fagaar Media 🎙

Загружено: 2016-07-11

Просмотров: 13230

Описание: Guurku waa heshiis sharci-diin ku fula, oo labada ruuxee ku heshiiyaan in ay qoys wada dhistaan iskuna doortaan, dabadeedna si diinta waafaqsan ku dhameystiraan, iskuna guursadaan. Guurku waa saldhiga taranka Aadamaha, maxaa yeelay bulshadu waxa ay ka unkantaa dhismaha qoys, qoyskana sida la og-yahay waxa dhidibada u taaga Guurka.
Inkasta oo caadooyinka guur ee soomaalidu ay isku mid yihiin, haddana waxa jira in ay waxyaabo ku kala duwan yihiin. Kala duwanaanshahaas waa mid deegaanka la xidhiidha ee maaha mid asalnimo ah, miyiga iyo magaalada masalan waa ay isku khilaafsan yihiin dhanka guurka.
Guurku badanka waxa uu ka yimaada dhinaca raga, iyada oo Gabadhuna la qaadato, inkasta oo ay labada qof dhexdooda ka soo heshiiyaan, kadibna sidaa isugu af gartaan in ay qoys bulshada ku soo biiriyaan abuuraan. Hadaba habka ugu fiican ayaa ah in uu ninku usoo geed fadhiisto gabadha uu rabo ama lasoo heshiiyay, taas ayaana ah tan ugu fiican ama ugu qiimaha saraysa ee ay Somalidu isku Guursato.
Ninka reer kooda ayaa ugeed fadhiista reerka lala xididaayo ee inantu ka dhalatay.
Waagii hore doobka guurmeerka ahi, muddo badan ayuu guurdoon ahaan jiray oo isaga iyo dhalinyaro kale soo ilaalayn jireen hablaha beesha. Marka ay arkaan inan(gabadh) soo qancisa, gole ciyaareed ayey ku balami jireen, halkaasna isku waaydaarsan jireen heeso ciyaareed, marka laga soo dareero la haasaawi jiray. Halkaana ay isku jirabi jireen wiilka iyo gabadhuba, laysna waydaarsan jireen hal xidhaale iyo waliba suugaan mal dahan, taas oo loogu duur xulaayo garaadka qofka iyo sida uu wax arad u yahay. Marka la dhamaysto sheekada ee loo gogol-xaadho guur iyo in reer la yagleelo ayuu wiilku reerkooda la socodsiiyaa.
Hadaba maanta haasaawuhu wuu ka duwan yahay kii hore wuuna ka fudud yahay oo waxa la adeegsadaa E-mail, mobil iyo aalado kale oo casriya. Waxaanad arkaysaa in laba qof oo kala jooga laba qaaradood ay halkaas ka haasaawaan, kana heshiiyaan iyada oo aanay dhibaato iyo waliba rafaad ku qadanayn. Waxa lumay sahansigiii guurka iyo in la raadiyo qof tafiirtiisii la garanaano, Soomaaliduna waxay ku maahmaahdaa “Haweenka iyo Geelaba waa la hida raacaa”.
Dhanka kale, xadiis ayaa ahaa waa in aad qofka aad guursanayso ku xulataa dhanka dumarka “Diinteeda, Nasabkeeda, Maalkeeda iyo Quruxdeeda”. Iyada oo uu yahay gurigu halka uu ka dhismayo dhinaca dumarka oo hadii ay gabadhu guriga dhisto ma dumo, laakiin hadii ay burburiso la damacdo si yar ayuu ku fashilmaa, balse waxa hadda ku soo biiray in ay dhalintu ku maahmaahdo “Silic ku nool Soddan guursataa dhaanta”. Si kastaba ha ahaatee, marka uu la socodsiiyo wiilku reerkooda ayaa dabadeed reerkii inantu ka dhalatay lagu wargalin jiray in looga soo geed fadhiisanayo gabdha heblayo. Maalinta martidu imanaysona waxa la fadhiisin jiray geed loo sii waabay oo la dadbay, halkaas si fiican loogu sooryan jiray. Inta sooryadu socoto kaftan badan iyo taariikho ayaa lays waydaarsan jiray. Hablihii lakala guursaday iyo guulaha kasoo hoyday ayaa lays dhaafsan jiray, kadibna waxa meesha ka kici jiray af hayeenka martida oo hadalkiisa ku soo gaba gabayn jiray: Maanta muraadkayagu waa helaayo hebal hebal oo aad nasiisan oo aad nagula xidhidaan‘, marka uu dhameeyo waxa hadalka ka daba qaadan jiray nin ka soo jeeda dhanka reerka martida loo yahay ayaa odhan jiray “Idin siinay oo idinkula xididnay‘’, kadibna waxay reerka martida ah af hayeenkoodu odhan jireen “Idinka gudoonay‘’.
Wiilka guurdoonka ahi goobta kama hadli jirin, laakiin hadii ay dhacdo tol la’aan ayaa lagu tirin jiray, inantana waligeed geedka lagu bixinaayo laguma arkijirin. Goobtaas gabaati ayaa lagu kala qaadan jiray iyo waxyaabo kale oo qiimo leh, maantase gabaatigii waxa loo badalay lacag. Geedkii la dadbi jirayna waxa loo bedelay Hoteel. Ma jirin gabaatiga inanta laga bixiyo in dumarku qaataan, haddase waxaad arkaysaa iyada oo ay dumarku qaataan gabaatiga taasina waa is badal horle.
Inanta wax bixiya Aabaheed, Awawgeed, Adeerkeed ama Walalkeed kolba ka jooga, haddii la waayo waxa bixin jiray ninka cid ugu xiga ee qaangaadhka ah.
Dhismaha reerka kahor ama kadib, waxaa inanta laga bixin jiray yarad, ninka la dega reerka uu ka guursadayna waxa loo yiqiin Inanlayaal.

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Meher Xadka ama khutbo sirada ama masaafada iyo sheekoyin cajiib ah oo ku daawan doontid

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

HAT TRICK VALVERDE! KOSMOS NA BERNABEU! REAL - MAN CITY, SKRÓT

HAT TRICK VALVERDE! KOSMOS NA BERNABEU! REAL - MAN CITY, SKRÓT

DEG DEG: Habargidir Oo Afar Jiho Ka Wareertay Villa Somalia – Xasan Sheekh Oo Carar Bilaabay, Abgaal

DEG DEG: Habargidir Oo Afar Jiho Ka Wareertay Villa Somalia – Xasan Sheekh Oo Carar Bilaabay, Abgaal

7 GOLI W PARYŻU! POTĘŻNE PSG ROZBIJA CHELSEA! PSG - CHELSEA, SKRÓT MECZU

7 GOLI W PARYŻU! POTĘŻNE PSG ROZBIJA CHELSEA! PSG - CHELSEA, SKRÓT MECZU

Co się dzieje w Iranie? Społeczeństwo irańskie wobec wojny. Kim jest nowy przywódca Iranu?

Co się dzieje w Iranie? Społeczeństwo irańskie wobec wojny. Kim jest nowy przywódca Iranu?

ONI SĄ NIESAMOWICI! NORWEGOWIE ZNOWU ZACHWYCILI ŚWIAT! BODO/GLIMT - SPORTING, SKRÓT MECZU

ONI SĄ NIESAMOWICI! NORWEGOWIE ZNOWU ZACHWYCILI ŚWIAT! BODO/GLIMT - SPORTING, SKRÓT MECZU

IRAN przeprowadził POTĘŻNY ATAK, UKRAINA będzie produkować BROŃ W POLSCE | Biznes Teraz

IRAN przeprowadził POTĘŻNY ATAK, UKRAINA będzie produkować BROŃ W POLSCE | Biznes Teraz

"Mogą ominąć weto prezydenta, złamią konstytucję". Bosak o dyskusji ws. SAFE

THAAD, Patriot, Iron Dome: dlaczego irańskie rakiety przełamują obronę powietrzną Izraela?

THAAD, Patriot, Iron Dome: dlaczego irańskie rakiety przełamują obronę powietrzną Izraela?

Nieudana wojna Trumpa! Amerykańscy wyborcy wściekli na prezydenta? — Andrzej Kohut i Piotr Zychowicz

Nieudana wojna Trumpa! Amerykańscy wyborcy wściekli na prezydenta? — Andrzej Kohut i Piotr Zychowicz

Surah As-Shu'ara 69 - 227 & Surah An-Naml 1 - 58 | Ustadh Musab Mukhtar | Masjid ʿĪsā ibn Maryam

Surah As-Shu'ara 69 - 227 & Surah An-Naml 1 - 58 | Ustadh Musab Mukhtar | Masjid ʿĪsā ibn Maryam

Dorwać Hołownię! TUSK poluje na byłego marszałka.

Dorwać Hołownię! TUSK poluje na byłego marszałka.

Tak mieszka Polka w Seulu - mikromieszkanie w stolicy Korei Południowej

Tak mieszka Polka w Seulu - mikromieszkanie w stolicy Korei Południowej

Chiny ogłosiły NOWY PLAN! Ten jeden dokument zniszczy zachodnią gospodarkę

Chiny ogłosiły NOWY PLAN! Ten jeden dokument zniszczy zachodnią gospodarkę

MAJA IDZIE DO PRZEDSZKOLA!

MAJA IDZIE DO PRZEDSZKOLA!

Wojna, ropa i inflacja. Tego scenariusza boją się rynki II Piotr Kuczyński # 52

Wojna, ropa i inflacja. Tego scenariusza boją się rynki II Piotr Kuczyński # 52

Wojna w Polsce to kwestia czasu? Jak chronić majątek, siebie i bliskich - Radek Pogoda

Wojna w Polsce to kwestia czasu? Jak chronić majątek, siebie i bliskich - Radek Pogoda

Nowe Apple, nowe DJI… i coś z IKEA

Nowe Apple, nowe DJI… i coś z IKEA

TOTALNY ZWROT AKCJI - TRUMP POD ŚCIANĄ

TOTALNY ZWROT AKCJI - TRUMP POD ŚCIANĄ

JESTEM #1 NA CAŁYM ŚWIECIE w 99 Nocy w Lesie!

JESTEM #1 NA CAŁYM ŚWIECIE w 99 Nocy w Lesie!

HALYEY MISE DICTATOR | SIYAAD BARRE | DOCUMENTARY...

HALYEY MISE DICTATOR | SIYAAD BARRE | DOCUMENTARY...

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]