Saylada Qabridahar & Geedaha Qadiimiga ah || Cilmi & Magan
Автор: geedi same
Загружено: 2025-06-29
Просмотров: 1085
Описание:
🟢 Ku soo dhawoow Qabridahar! Muuqaalkan waxaan idin ku tusayaa saylada magaalada Qabridahar, mid ka mid ah meelaha ugu dhaq-dhaqaaqa badan ee ganacsiga deegaanka. Waxa kale oo aan booqday labo geed oo taariikhi ah oo la yiraahdo Cilmi iyo Magan — geedo leh qiimo dhaqan iyo xusuus gaar ah oo ay dadka deegaanka u hayaan.
➡️ Ku raaxayso muuqaalka, ha ilaawin inaad Subscribe saarto si aad ula socoto muuqaalada aan mustaqbalka idiin keeni doono.
Fadlan Like saar, Comment dheh oo la wadaag! azxaptaada
#Qabridahar #SuuqaQabridahar #CilmiiyoMagan #DDS #TaariikhdaSoomaali #SomaliVlogger
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: