Somaliya ayaa kala faquuqdey dhalinyartii u dhalatey Somaliland iyo kuwii u dhashey somalia
Автор: Aid GAB
Загружено: 2021-08-30
Просмотров: 59
Описание:
ka dib markii magafayaasha dagaal xoogan ay ku qaadeen qabiilada liibiya sidaana gacanta loogu soo dhigey dawlada vila somaliya lagu war galiyey in ay soo doonaan wixii soomaali ah laakiin villa somaliya waxay soo daad gureysay intii somaliya u dhalatey iyagoo ka yimid dhalinyartii somaliland u dhalatey kuwaasi oo qaylo dhaan u soo dirtey somaliland waayahey taasi waxay ka turjumeysaa in laba dad laba dawladood iyo laba diimood la kala haysto dhalintaasina waxey gurmad ka sugayaan qaranka somaliland.
please ,subscribe,Like,Share and comment
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: