Muuniso - Xaliimo Khaliif Cumar Magool
Автор: Aw-makatoone
Загружено: 2020-03-26
Просмотров: 20851
Описание:
Muuniso:
Erayada: AUR Saxardiid Maxamed Jebiye.
Luuqda: AUR Xaliimo Khaliif Cumar (Magool)
...........................................................................
Aammin dumar ma yeeshoo
Muuniso aqoon laa
Shayddaan afuufee
Islaannimo ka gudubtoo
Faralkii illawdee
Waxaad igu abuurtay
Inaad igu illawdoo
Hadday kula ahaatay
Amar Illaahay weeye
Umalka aan la luudo
Intaad uubataysood
Afka gacanta saartaad
Aniga igu laaddee
Axdigaynu dhigannaad
Hoos u eegi waydee
Waxaad igu abuurtay
Inaad igu illawdo
Hadday kula ahaatay
Amar Ilaahay weeye
Umalka aan la luudo
Intaad uumanaydeed
Igu aaranaysaa
Arrimihii ka xoortee
Axdigaynu dhigannaad
Hoos u eegi waydee
Waxaad igu abuurtay
Inaad igu illawdo
Hadday kula ahaatay
Amar Ilaahay weeye
Umalka aan la luudo
Ajashaan dhammaan baa
Ifka dib ugu raagtoo
Asraa’iil ma qaadee
Axdigaynu dhigannaad
Hoos u eegi waydee
Waxaad igu abuurtay
Inaad igu illawdo
Hadday kula ahaatay
Amar Ilaahay weeye
Umalka aan la luudo
Intaad uubataysood
Afka gacanta saartaad
Aniga igu laaddee
Axdigaynu dhigannaad
Hoos u eegi waydee
Waxaad igu abuurtay
Inaad igu illawdo
Hadday kula ahaatay
Amar Ilaahay weeye
Umalka aan la luudo
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: